Raadinta
Laguu aqoonsaday qaxootinimo ama heshay magangelyada hoose aadna doonayso in qoyskaagu imaadaan Biljimka. Tani waa macquul, balse waxaa jira sharciyo badan oo adag. Weydiiso la-talin sharci ka hor inta aanad soo gudbin codsi ku saabsan dib-u-mideynta qoyska.
Wadanku wuxuu u qaybsan yahay 3 gobol. Gobol kasta wuxuu leeyahay dwlad.
Bilowga habraaca magangelyadaada, waa inaad ku wareejisaa dukumentiyadaada aqoonsiga (baasaboorka, kaarka aqoonsiga) Xafiiska Socdaalka ama CGVS/CGRA.
Inta lagu jiro wareysiga shakhsiga ah waxaad sharxi doontaa sababta aad uga soo tagtay wadankaagi asalka iyo sababta aadan u awoodin ama aadan u rabin inaad u laabato.
Qoraalkan wuxu sharaxaya sida Fedasil u maamusho una farsameeyso xogta shaqsiyeed ee la xirirta isticmaalka webseet ka fedasilinfo.be, taas oo Fedasil ushaqeeyso masuulka xogta.
Marka aad diiwaangelinayso codsigaaga magangelyada caalamiga ah, waa inaad sheegtaa inta sano aad jirto. Haddii Xafiiska Socdaalkaama adeegga Hagitaankashaki kaaga jiro da'daada, waxaa laguu sheegi doonaa inaad marto baaritaanka da'da.
